Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa war kasoo saaray diyaarad nooca Helikobtar ah oo 5-tii Bishan ku dhacday duleedka Garoonka Balli-doogle ee Gobolka Sh/Hoose.
Qoraal kasoo baxay AMSOM ayaa lahu sheegay in diyaaradda oo raacsan ciidamada Uganda ee ka mida howlgalka AMISOM ay burburtay isla markii ay ka duushay Garoonka, isla markaana laga soo badbaadiyey afar askari oo la socday, xaaladooduna ay degan dhacay markii uu dhaawac soo gaaray.
Sababta keenay burburka diyaaradda ayey AMISOM sheegtay in la baarayo, balse warbixinta hore ay sheegeyso inay u dhacday cilad farsamo.

HOOS KA AKHRISO