Saturday, June 21, 2025

Amiirka Qatar oo 150 Milyan Doolar ugu deeqay Dadka ku nool Marinka Gaza ee reer Falastiin.

Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo la siinayo Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin oo ay maamusho kooxda Xamaas.

Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Hamad Althani ayaa amar ku bixiyey in lacag gaareysa 150 Milyan oo Doolar la siiyo Marinka Gaza, si culeyska looga fududeeyo dadka ku nool Marinkaasi oo muddo ka badan 10 sano go’doon ugu jira Yuhuuda, isla markaana kiisaskii ugu horeeyay ee cudurka Coronavirus laga helay dhowaan.

Dowladda Qatar ayaa noqotay dalka ugu weyn ee taageera dadka reer Falastiin ee ku nool Marina Gaza, iyadoo lacagta cusub ay socon doono muddo lix bilood ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON