Thursday, April 24, 2025

Alshabab oo War kasoo saartay Ganacsade ay maanta ku dishay Magaalada Muqdisho

Kooxda Alshabaab ayaa war ay ka soo saartay ganacsade lagu dilay xaafadda Ex. Kontorol Afgooye ee magaalada Muqdisho ku sheegatay mas’uuliyadda dilka Gancsadaha.

Warka Al Shabaab ayaa lagu sheegay in Cabdi Cismaan Afrax (Cabdi Biifane) uu ahaa sarkaal katirsan waaxda canshuur aruurinta dowladda Soomaaliya, sidaasina ay u beegsadeen.

Ganacsadaha oo saaka lagu dilay gurigiisa ayaa si weyn looga yaqiin degaankaasi, wuxuuna ka mida ahaa Ganacsatada soo dejisa baabuurta, iyadoo aan lagu ogeyn inuu u shaqeeyo dowladda Federaalka.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON