Monday, February 17, 2025

Alshabab oo shaacisay Magaca iyo Beesha Is-miidaamiyihii isku Qarxiyay Hotel SYL

Alshabaab ayaa baahisay wareysi laga sii duubay is-miidaamiyihii fuliyay Qarixii ugu horeeyay ee lala beegsaday Hotelka SYL ee 14-ka bishan Maarso 2024.

Is-miidaamiyaha ayaa magaciisa ku sheegay Xasan Maxammed Maxamuud, kaasoo ka mid ahaa kooxda is-miidaamiyeyaash Alshabaab, wuxuuna kasoo jeeda Beesha Ceyr ee H/Gidir, waxayna isku beel yihiin Agaasimaha Hay’adda NISA Mahad Maxamed Salaad.

Wareysiga dardaaranka ah ee laga sii duubay Is-miidaamiyaha ayaa lagu sheegay inuu ku dhashay magaalada Kismaayo sanadkii 2004, waana 20 sano jir, isagoo ka mid ahaa ciidamada Alshabaab ee ka howlgala Gobolk Mudug.

Ad

Wax faafhaahin ah lagama bixin weerarka Alshabaab ku qaaday Hotel SYL, balse Alshabaab ayaa sheegtay in Gaari qaraxyo ka buuxaan uu ninkan ku daah furay weerarka Hotel SYL.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON