Saturday, January 25, 2025

Alshabaab oo xukun Toogasho Qisaas ah ka fulisay Gobolka Galgaduud

Alshabaab ayaa xukun qisaas oo Dil ah ku fulisay nin la sheegay inuu degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ku dilay nin kale.

Maxkamadda Alshabaab ee degaankaasi ayaa xukunka dilka ahku riday nin lagu magacaabi jiray Maxamed Jiinoow Jimcaale oo l sheegay inuu Bishii Ramadaan uu degmada Ceelbuur ku dilay Cabdullaahi Daahir Cali.

Qoynka ninka la dilay ayaa la sheegay inay dalbadeen in loo qisaaso Maxamed Jiinoow Jimcaale, iyadoo Goob fagaare ah lagu toogtay degmada Ceelbuur.

Ad

Alshabaab ayaa xukunno kala duwan ku fulisa dad ay kusoo eedeyso basaasnimo, dadka dilalka geysta degaanada ay ka taliso.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON