Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday gudaha Kenya, iyadoo markan beegsatay Gaadiidka dhismaha oo qaarkood ay ku burburisay weerarka.
Weerarka ayaa maanta ka dhacay degaanka Milihoi ee jidka isku xira Lamu iyo Garsen, sida uu sheegay taliyaha Booliska Kenya ee degaankaasi Irungu Macharia Booliska ayaa dagaal la galay maleeshiyadii Alshabaab ee weerarka soo qaaday, iyadoo lagu qasbay inay firxato.
Gawaarida ayaa qaraxyo loo adeegsaday, waxaana ka cararray darawalladii saarnaa oo la sheegay isku qariyeen Keynta, halka afar maleeshiyo oo falkan ka dambeysay ay u baxsadeen dhinaca Keynta, iyadoo aanay wax Wararka ayaa sheegaya ah kasoo saarin Alshabaab


