Wednesday, October 16, 2024

Alshabaab oo weerar ku qaaday Garoonka Magaalada Jowhar iyo faahfaahin…

Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday xalay garoonka magaalada Jowhar, ee xarunta maamulka Hirshabeelle.

Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaal culus ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha degmada Jowhar oo ay saldhig weyn ku leeyihiin ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Burundi.

Laba dhinac ayaa isku adeegsaday qoryaha waaweyn, iyadoo hubka culus laga maqlay degaanada udhow garoonka oo ka fog magaalada Jowhar, lamana faahfaahin qasaaraha ka dhashay.

Ad

Alshabaab ayaa weerarro joogto ku qaada magaalooyinka loo asteeyay inay doorashada ka dhacdo, waxayna hore weerarro madaafiic ah ugu qaaday magaalooyinka Beledweyne, Baraawe iyo Baydhaba.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON