Thursday, February 13, 2025

Alshabaab oo soo bandhigtay Weriye ka tirsanaa maamulka K/Galbeed oo isu dhiibay

Maleeshiyada Alshabaab ayaa soo bandhigtay Weriyihii TV-ga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Degmada Diinsoor, oo ay sheegtay inuu isu dhiibay.

Xuseen Iimaan Cabdullaahi oo ahaa wariyihii TV-ga Koonfur Galbeed ee degmada Diinsoor ayey Alshabaab shaacisay aa isku soo dhiibay maamulkooda Gobolka Baay, isagoou ka mid ahaa koox isugu jirtay saraakiil iyo shaqaale maamul oo kasoo goostay magaalada Diinsoor.

Muuqaalka Weriyaha ayaa lasoo bandhigay iyo wareysi lala yeeshay oo uu ku sheegay inuu isaga baxay maamulka K/galbeed, waxayna arrintan ka danbeysay , iyadoo ay maalmahan soo baxayeen warar sheegaya in maamulkii degmada Diinsoor uu kala tegay, kadib xaalad adag oo soo wajahday.

Ad

Alshabaab ayaa sheegtya in Weriye Xuseen Iimaan uu ka qoomameeyey dagaalkii la galay Xarakada Al-Shabaab, sidaasina lagu cafiyey.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON