Saturday, January 25, 2025

Alshabaab oo shaacisay magaca iyo Beesha Ninkii isku Qarxiyey Magaalada Jowhar

Alshabaab ayaa shaacisay Is-miidaamiyihii isku qarxiyey Hotel ku yaalla magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle 17-kii bishan July 2022.

Wareysi laga duubay ayey baahisay warbaahinta Alshabaab Is-miidaamiyahan oo magaciisa ku sheegay Maxamed C/qaadir Maxamed (Bukhaari ama Zakariye), wuxuuna ka dhashay beesha Jareerweyne, gaar ahaan jufada Miyaawe, kuna dhashay magaalada Kismaayo.

Ninkan oo 20 sano jir ahaa ayhaa 4 sano ka mid ahaa Alshabaab, isagoo ka tirsanaa Jabhadda Alshabaab ee Galgaduud, wuxuu kaxeynayey Gaari weyn oo laga buuxiyay walxaha ayuu ku weerarray Hotel ku dhow xarunta madaxtooyada Hirshabelle ee magaalada Jowhar.

Ad

Qaraxa waxaa ku dhintay in ka badan 10 qof, wuxuuna ahaa kii ugu weynaa ee noociisa ah ee ka dhaca magaalada Jowhar, isagoo geystay qasaare badan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON