Sunday, May 25, 2025

Alshabaab oo Gobollada dhexe ku dishay guddoomiyihii Galcad iyo askar la socotay

Sida ay sheegayaan warar laga helay dadka degaanka waxaa howlgal dagaal lagu dilay  Guddoomiyihii Degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud Qadar Maxamuud Cali.

Dilka Guddoomiyaha Galcad ayaa ka dambeeyay dagaal ciidamada dowladad iyo kuwa Shabaab ku dhex maray degaankaasi, waxaaana uu ka mid ahaa askar iyo dad kala duwan oo lagu dilay tuulada Ceel-hareeri ee ka tirsan egmada Ceel-dheer ee Gobolka Galgaduud kadib markii gaari uu la socday lala helay qoriga Baasuukaha.

Falkan oo dhacay aakhirkii toddobaadkii hore ayaa dadka ku dhintay tiradooda la gaarsiinayaa ilaa 7 ruux iyadoo qasaare ba’an kasoo gaaray ciidamada dowladda iyo maamulka degaankasi.

Ad

Ma jirto wax faahfaahin ah oo laga bixiyay dilka guddoomiyaha degaanka Galcad iyo askarta kale ee la socotay iyadoo saraakiisha ciidamada dowladda ay ka gaabsadeen arrintan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON