Wednesday, February 19, 2025

Alshabaab oo dagaal xoog leh kula wareegtay degaanka Goof-gaduud ee duleedka Baydhaba

Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Ashabaab ay la wareegtay degaanka Goof Gaduud ee duleedka magaalada Baydhaba.

Dagaal qaraar oo saacado qaatay ayaa ka dhacay halkaasi kadib markii kooxda Alshabaab ku soo weeraray maleeshiyo fara badan oo dhowr jiho kasoo galay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegtay degaanka Goof gaduud, kadib markii ay dib uga gurteen ciidamadii dowladda oo dhinaca Bari uga baxay.

Ad

Qasaare kala duwan ayaa ka dhashay dagaalka, waxaana hadda soo baxaya wararka ku saabsan dagaalka oo ahaa kii ugu xoog badnaa dhowaanahan oo ka dhaca Gobolka Bay.

Goobjoogecom

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON