Wednesday, November 29, 2023

Alshabaab lagu laayey Weerar ka dhacay degaan ka tirsan degmada Xarardheere

Howlgal ciidamada dowladda ka fuliyen degaanka Baraag Cali-Gaduud ee degmada Xarardheere, gobolka Mudug ayaa lagu dilay in ka badan 20 Maleeshiyo oo ka tirsan Al-shabaab.

Sida lagu sheegay war kasoo baxay taliska ciidamada dowlada howlgalka ayaa yimid kadib markii laga war helay in xarumo ay degan yihiin Alshabaab oo ay isku aruursanayeen, taasoo keenay weerarka lagu qaaday.

Guddoomiyaha degmaada Xarardheere Maxamed Yuusuf Kulmiye ayaa sheegay in howlgalku ahaa mid qorshaysan oo looga sifaynayay haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ee sida dhumaaleysig ah isku dayay in ay isku urursadaan deegaannadda hoos taga gobolka Mudug.

Ad

Ma jirto cid madax bannaan oo xaqiijisay tirada Alshabaab looga dilay weerarkan oo ka mida howgallo ka socday Gobolka Mudug.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON