Friday, March 28, 2025

Alshabaab badan oo lagu dilay Howlgal ka dhacay degaan ka tirsan Aadan Yabaal

Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in tiro ka mida maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howolgal weerar ah oo ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe.

Taliska ayaa sheegay in 28 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ku dilay tuulada Juxaay oo hoos tagta degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe, sida uu xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi.

Ciidamada ayaa sameeyay howlgalkan culus, kadib markii ay ka war heleen maleeshiyaadka Alshabaab abaabul ka waday tuulada Juxaay, waxaana howlgalka agu gaariisyey qasaare xoog leh.

Ad

Howlgallada ka socda Gobolk Sh/Dhexe ayaa weli dhammaan iyadoo ay Alshabaab joogaan degaano hoostaga degmada laga saaray ee Aadan yabaal, ruun-nirgood ee goobo kale.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON