Sunday, March 23, 2025

AKHRISO: Xogta Hubkii, Ciidamadii iyo Gaadiidka Dagaal ee NISA ku wareejisay Booliska oo la helay

Qoraalkii Hay’addi Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ku faahfaahisay saanad iyo ciidan ay ku wareejisay Booliska ayaa la helay, iyadoo uu ku saxiixan yahay agaasime ku xigeenka NISA Fahad Yaasiin.

Qoraalka la helay ayaa sheegaya tirada ciidanka, hubka iyo  Gaadiidka ay NISA ku wareejiyay Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Bashiir Cabdi Maxamed, waxayna kala yihiin: 1728 askari, 25 Gaadiid Cabdi Bile ah oo 13 ka mida ay hubeysan yihiin.

Qoraalka lagula kala wareegay hubka iyo ciidamada NISA ee ku biiray Booliska waxaa ku saxiixan Taliyaha Booliska Gen. Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliye xigeenka NISA fahad Yaasiin.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON