Monday, February 10, 2025

AKHRISO: Xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga ee qeylo dhaanta culus kasoo saareen Culimada

Culimo iyo odayaal Soomaaliyeed ayaa qeylo dhaan culus ka keenay  Xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga oo dhowaan ay ansixiyeen Golaha Wasiirada.

Xeerkan oo hoos ku lifaaqan waxa uu ka dalbayaa dowladda inay saxiixdo Xeer caalami ah oo loo yaqaan CEDAW, kaasoo simaya xuquuqda Ragga iyo Haweenka dhinac waliba, laakiin wax badan kuma cadda qoraalka hoose marka laga reebo inuu dalbanayo in guud ahaan la baabi’iyo Gudniinka Dumarka.

HOOS KA AKHRISO

Ad

Click to access SIYAASADA-QARAN-EE-GENDERKA.pdf

AMA

HALKAN GUJI SI AAD U DEGSATO

Click to access SIYAASADA-QARAN-EE-GENDERKA.pdf

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON