21-kii Janaayo 2018 waxaa xilka guddoomiyaha G/Banaadir loo magacaabay C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo markaas ahaa Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, waxayna arrintan ka danbeysay khilaaf soo kala dhex galay Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo Madaxtooyada. Magacaabidda Yariisow ayaa ahayd mid ku timid si degdeg ah, waxaana laga dhex xulay saddex musharax oo … Continue reading AKHRISO: Sidee Xilka Guddoomiyaha G/Banaadir loogu magacaabay C/raxmaan Yariisow..? [Qorshihii loo qariyey …]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed