Wasaaradda Waxbarashadda Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ee dowladda sanad dugsiyeedka 2018-2019.
Ardayda ayaa laga rabaa inay buuxiyaan 11 shardi oo wasaaaddu soo saartay, waxaana wehliya ciqaab ka dhalan karta, iyadoo ciddii jebisa tilmaamaha ay natiijada imtixaankeeda noqon karto eber.
Halkaan hoose ka Akhriso Sharruudaha.


Warar Xul ah