Wednesday, May 14, 2025

AKHRISO: Shirkii Kooxda xiriirka Somalia ee Ururka Islaamka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay [War-murtiyeed]

Shirkii kooxda xiriirka Soomaaliya ee ururka Iskaashiga Islaamka ayaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay, iyadoo ay ka qeyb galeen wufuud ka socotay 15 dal.

Shirk ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 20 qodob oo si weyn loogu bogaadiyey dowladda Federaalka Soomaaliya horumarka ay ka gaartay dhinacyada kala duwan ee dhaqaalaha, Amniga iyo dib u dhiska ciidamada, waxaana lagu soo dhoweeyay isbedellada ka dhacay Geeska Afrka.

Ad

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMMEYSTIRSAN -English

HALKAN KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMMEYSTIRSAN -Carabi

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON