Thursday, April 24, 2025

AKHRISO: Odayaasha soo xulay Ergadii dooratay Baarlamanka Soomaaliya oo Qoraal soo saaray

Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulayergda dooratay xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya intooda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray qoraal ku saaban xaaladda dalka.

Qoraalka ayaa ka kooban 9 qodob ayaa si buuxda loogu taageeray madaxweynaha iyo xukuumadda iyadoo loogu baaqay Baarlamaanka inuu la shaqeeyo xukuumadda meelna iska dhigo khilaafaadka.

Odayaasha dhaqanka ayaa tacsi ka diray weerraradii 14-ka iyo 28-ka bishii la soo dhaafay ee October ka dhacay, waxayna ku baaqeen in meel looga soo wadajeesto dagaalka Alshabaab.

Ad

AKHRISO QORAALKA

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON