Saturday, May 17, 2025

Akhriso: Natiijada Wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha (Deni oo wacdarro dhigay)

Natiijo lama filaan ah ayaa kasoo baxday wareegii koowaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo goor dhoweyd la soo gabagabeeyay.

36 xildhibaan ayaa ku tartamay doorashada madaxweynaha 2022, waxaana codad ka yar kuwii la saadaalinayay helay Madaxweynaha xilka banneynaya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo kaalinta labaad galay.

Waxaa wareegga koowaad ugu cod batay Siciid C/llaahi Deni oo helay 65 cod, waxaana kaalimaha labaad iyo saddexaad kala galay Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Xasan Sheekh Maxamuud, halka Xasann Cali Kheyre oo galay kaalinta afraad.

Ad

Natiijada rasmiga ah ee wareegii koowaad doorashada Madaxweynaha, waxay noqotay sida soo socota:

1. Siciid C/llaahi Deni – 65 cod

2. Maxamed C/llaahi Farmajo -59 cod

- Advertisement -

3. Xasan Sheikh Maxamuud – 52 cod 4.

4. Xasan Cali kheyre – 47 cod

5. Sheikh Shariif Sheikh Axmed – 39 cod

6. Cabdiraxman Cabdishakur – 15 cod

- Advertisement -

7. Cabdulqadir Cosoble – 12 cod

8. Cadoow Cali Gees – 8 cod

9. C/raxmaan Ablaal – cod

10. C/nuur Maxamed – cod

11. Fowsiyo Yuusuf Xaaji -1 cod

12- Axmed Ducaale Xaaf 1- cod

13- C/raxmaan Maxmaed Cali 1- cod

14- Taabit Cabdi Maxamed 1 Cod.

Ilaa 20 musharax ayaan helin wax cod ah, waxaana hallaabay 13 cod oo si khalad ah loo calaamadeeyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON