Wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu ka baxay iyadoo guddoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Natiijadii Doorashada ayaa noqotay inuu ku guuleysto Prof. Jawaari oo si weyn loogu saadaaliyay.
Natiijadii wareega koowaad ee sida rasmiga ah ay ugu dhawaaqeen Guddoonka KMG ah ayaa noqotay sida soo socota:
Waxaa codesay 159.
Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari  141
C/rashiid Maxamed Xiddig: Â Â Â Â Â Â Â Â 97
Cabdifataax Ibraahim Geeseey: Â Â Â 17
Idiris Cabdi Dhakhtar :       2
Waxaa qasaartay codad gaaraya 2 cod.
Natiijada doorashada ayaa ka dhigan in damacii musharaxnimada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Shariif Xasan uu meesha ka baxay, doorashadii labaad oo isku xigta iyadoo sanadkii 2012 uu fashilmay qorshe uu ku soo sharxay Cali Khaliif Galeyr.
Goobjooge.com