Thursday, February 13, 2025

AKHRISO: Musharaxiinta Aqalka hoose ee maanta lagu dooranayo Jowhar & beelaha ay ka soo jeedaan

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ka bilaabatay wejiga koowaad ee doorashada aqalka hoose.

Magaalada Jowhar ayaa lagu dooran doonaa 37 kursi oo beelaha labada gobol ay ku loolami doonaan, waxaana maanta la dooranayaa sida ay sheegeen guddiga doorashada ilaa shan kursi.

Saddex ka mid ah kuraasta maanta la dooranayo waxaa ku loolamaya musharixiinta Beesha Xawaadle. Waxaa kursiga ugu adaga la sheegay inay ku loolamidoonaan Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Turkiga C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo isagoo xilka haya tartanka galay.

Ad

Waxaa halkan idinku soo gudbineynaa Kursaasta mushariixinta ku tartamayaan iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan:

Kursiga 1aad – Beesha Yaxar

1- Khadiijo Maxamed Diiriye

- Advertisement -

2- C/llaahi Maxamuud Xeyd

Kursiga 2aad Xawaadle Cali Madaxweyne-

1-Dahabo Xasan Axmed

2- C/fataax Xasan Afrax

- Advertisement -

3- C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe

4- Xasan Cali Cabdi

5- C/raxmaan Jimcaale Cusmaan

Kursiga 3aad Reer Ow-Xasan

1- Faarax Sheekh C/qaadir

2- Cusmaan Axmed Maxamed

3- Ilyaas Maxamed C/kariin

Kursiga 4aad Xawaadle-Cabdalle

1- Maxamed Xasan Ibraahim Qoono

2- Bishaar Xasan Xirsi

3- C/casiis Xasan Camalow

Kursiga 5aad Xawaadle -Ibraahim Ciise

1- C/risaaq Cumar Maxamed

2- Cabdi Yuusuf Guurre

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON