Wednesday, February 19, 2025

Akhriso: Magacyada Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka ee la diiwaan geliyay

Guddiga Doorashada Baarlamaanka ayaa maanta shaaciyay in ilaa 7 Musharax ay diiwaan geliyeen, kuwaasoo u tartamaya saddexda jago ee Guddoonka Baarlamaanka.

Musharixiinta u taagan xilalka Guddoomiye iyo ku xigeenada Baarlamaanka ayaa heysta ilaa maalinta Khamiista ah ee Beri inay araajidooda u gudbiyaan Guddiga Doorashada iyadoo Doorashadu dhici doonto 11-ka iyo 12 ka Bishan Janaayo.

Mushirixiinta u sharxan Guddoomiyaha Baarlamaanka ee  codsiyadooda gudbiyay:

Ad

1 = Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)

2- C/rashiid Maxamed Xiddig.

Mushirixiinta u sharxan Guddoomiyaha ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka oo  codsiyadooda gudbiyay:

- Advertisement -

1 – Jeylaani Nuur Iikar

2 – C/weli Ibraahim Muudey

3 – Khaalid Macow

4 – Saciid Xuseen Ciid

- Advertisement -

Mushirixiinta u sharxan Guddoomiyaha ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka oo  codsiyadooda gudbiyay:

1 – C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi)

Xubno kale ayaa lagu wadaa inay maalinta beri ah gudbiyaan araajidooda, waxaana ugu horeeya xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo si lama filaan isugu soo sharxaya Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON