Sunday, May 25, 2025

AKHRISO: Magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan Wasiirada cusub iyo Miisaanka shanta Beelood

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dahwaaqay Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 70 xubnood, haddaba waxaan isin doo gudbineynaa magacyada iyo belaha ay kasoo jeedaan 26-ka Wasiir ee Golaha Wasiirada cusub.

Beesha Hawiye

1- Wasiirka Arrimaha Gudaha, General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2- Wasiirka Amniga Gudaha, Xasan Xundubey Jimcaale – Abgaal
3- Wasiirka Diinta, Cumar Cali Roble – Abgaal
4- Wasiirka Boostada, Cabdi Sheekh Axmed Rooble – Murursade
5- Wasiirka Caafimadka, Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6- Wasiirka Ganacsiga, Khalif Cabdi Cumar – Baadicadde

Ad

Beesha Daarod

1- Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad – Majeerteen
2- Wasiirka Qorsheeynta, Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3- Wasiirka Kaluumeysiga, Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4- Wasiirka Gaadidka, Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5- Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada- Duraan Axmed Farax – Leelkase

Beesha Digil iyo Mirifle

- Advertisement -

1- Wasiirka Gaashaandhiga, Avv. Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2- Wasiirka Cadaaladda, C/qaadir Maxamed Nuur – Jilible
3- Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Xuseen Max’ud Sh. Xuseen (Badni) – Dabarre
4- Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur – Eelay
5- Wasiirka Haweenka, Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade – Leysaan

Wasiirada Dir

1- Ra’isiul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuled Khadar – Ciidagale
2- Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3- Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4- Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5- Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalin – Biyamaal
6- Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare – Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre

Wasiirada Beesha Shanaad

- Advertisement -

1- Wasiirka Gargaarka, Khadiija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2- Wasiirka Beeraha, Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3- Wasiirka Dekedaha, Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4- Wasiirka Dhalinyarada, Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani
5- Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON