Thursday, February 13, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddoomiyeyaal cusub oo loo magacaabay degmooyin ka tirsan G/Banaadir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Guddoomiyeyaal Cusub u magacaabay qaar ka mida degmooyinka Gobolkan Banaadir.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska guddoomiyaha Gobolka ayaa waxaa lagu magacaabey guddoomiyeyaasha degmooyinka Shangaani iyo Waaberi oo madaxdooda ay ku dhinteen qaraxii xarunta Gobolka Banaadir.

Aweys Sheekh Maxamed Amiin ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha degmada Shangaani, halka gudoomiyaha degmada Waaberi loo magacaabay Cabdul Casiis Cismaan Jaamac.

Ad

Waxaa sidoo kale Guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada degmada Wadajir loo magacaabay Axmed Maxamud Diiriye.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON