Sunday, May 25, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya ee la magacaabay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la magacaabay kadib markii xildhibaanada labada aqal ay maanta kulan saacado badan qaatay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Guddigan Doorashada oo ah mid cusub ayaa ka kooban 16 xildhibaan oo toban ka mida ay tirsan yihiin Golaha Shacabka, halka 6-da kale ay ka mid yihiin Aqalka sare.

Magacyada Guddiga Doorashada hoose ka akhriso

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON