Sunday, February 16, 2025

Akhriso: Magacyada Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle iyo Ninka loo wado…

Kulankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaariyey ayaa si degdeg loogu magaaabay Guddiga Doorashada guddoonka Baarlamaanka.

Guddooiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Hirshabelle oo maanta lasoo xulay ayaa aya xildhibaannada soo hordhigay magacyada Guddiya oo diyaarsanaa, waxaana lagu ansixiyey gacantaag, iyadoo ay bilaabatay qabanqaabada doorashada Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle.

AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

Ad

Iyadoo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle meesha laga saaray, ayaa wararku sheegayaan in guddoomiyaha cusub loo wado nin lagu magacaabo C/xakiin Luqmaan oo maanta loo dhaariyey xildhibaannimada.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON