Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Guddi saraakiil ka kooban 5 xubnood u magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho 22-kii bishan April 2021.
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Amniga Gudaha ayaa lagu magacaabay guddigan kadib amarka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsinta, waxaana la faray in degdeg u howlgaan oo natiijo rasmi ah kasoo saaraan mudo kooban.
Xubnaha gudiga ayaa kala ah:
Ad
Axmed Macalin Xasan
Cabdi Aadan Xuseen
C/naasir Aadan Jimcaale
G/Dhexe Ciise Maxamed Ciise
Kabtan Maxamed Cali Maxamed
Hoos ka akhriso
Warar Xul ah