Friday, March 14, 2025

AKHRISO: Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Puntland

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dhisay xukuumad cusub oo saaka looga dhawaaqay magaalada Garowe.

Xukuumadda cusub ayaa ka kooban 20 Wasiir, 20 Wasiir ku xigeen iyo 13 Wasiir dowle, waxayna ka dambeysay markii Golaha Wakiilada Puntand ay kalsoonidii kala laabten xukuumadii hore.

HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA CUSUB EE PUNTLAND

Ad

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta

2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose

3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR

- Advertisement -

4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada

5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka  aalamiga ah

6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka

7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta

- Advertisement -

8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka

9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryeynta

10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland

11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada

12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka

13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada

14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha

16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka

17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka,duurjoogta iyo Dalxiiska

18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda

19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga

Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Puntland [Akhriso Magacyada oo dhameystiran]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON