Friday, March 21, 2025

AKHRISO: Magacyada Ciyaartoyada Xulka Qaranka ee Qurbaha ka yimid & Kooxaha ay ka tirsan yihiin

Guushii ay xulka Qaranka K/Cagta Somalia kasoo hooyeen ciyaartii koowaad ee is-reebreebka koobka Adduunka 2022 ee ka dhacay shalay dalka Jabuuti waxay soo jiidatay taageero weyn oo shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen wiilasha xulkaasi.

Haddaba xulka Qaranka waxaa ka mida ciyaartoy qurbejoog ah oo ka ciyaara dalal kala duwan kooxo ka dhisan waxayna ku biireen xulka qarankooda, iyagoo tiradooda ay sii kordheyso, gaar ahaan ciyaartoyda ku nool dalalka Yurub . Halkan hoose ka akhriso magacyada cayaartoyda Soomaaliyeed ee dibada ka ciyaarta ee ka mida Xulka Qaranka:

Abdi Mohamed: Number 2  
Koox: Memphis 901 FC
Wadanka: USA
Booska: garabka midig, iyo garabka

Ad

Yonis Farah: Number 3  
Booska: garabka bidix difaac
Koox: Trysil
Wadanka: Norway

Mohamud Ali Mohamed: Number 4
Booska: Difaac dhexe
Koox: Curzon Ashton
Dalka: England (UK

Ahmed Said Ahmed: Number 5  
Booska: Difaac dhexe 
Kooxd: Vantaan
Dalka: Finland

- Advertisement -

Abd-El-Aziz Yousef: Number 6  
Booska: garab midig weerar 
Koox: Halifax Wanderers FC Canadian Premeir League 
Dalka: Canada

Fahad Ishmail: Number 7  
Booska: Difaac Qadka dhexe 
Koox: waa koox la.aan.

Abdulsamed Abdullahi: Number 8
Koox: FC Den Bosch
Booska. Qadka dhexe 
Dalka: the Netherlands

Omar Mohamed: Number 10  
Booska: weerar qad dhexe 
Foot: Left
Koox: Greenville. 
Dalka: USA

- Advertisement -

Mohamed Abukar: Number 12.  
Booska: weerar qad dhexe
Koox: ma laha

Abel Gigli Mohamed: Number 15.  
Booska: Difaac dhexe
Koox: hada waa koox la.aan lkn wuxuu ka soo ciyaaray Horyaalka Talyaaniga.

Number 16 Ahmed Ali Mohamed 
Booska: Qadka dhexe 
Koox: The Pearl Fc
Dalka: Qatar

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON