Saturday, January 25, 2025

AKHRISO: Magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan mas’uuliyiinta loo magacaabay Dakhliga ee G/Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa isku shaandheyn ku sameeyay waaxda Dakhliyada dowladda Hoose ee Muqdisho, iyadoo kala bedel lagu sameeyay, isla markaana xubno hore dib loo soo celiyay. [HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADA]

Iyadoo muran weyn ka taagan yahay qaabka awood qeybsiga beelaha ee miisaanka ka dhex muuqda isbedelka uu sameeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaanu idin soo gudbiyneynaa mas’uuliyiinta loo magcaabay Dakhliyada G/banaadir iyo beelaha ay kasoo jeedaan.

HOOS KA AKHRISO LIISKA

Ad

1. Xasan Xuseen C/llaahi -Agaasimaha Dakhliyada kala duwan [Abgaal / Daa’uud]

2. Xamdi Cali Nuur  – Agaasimaha Khasnadaha D/hoose ee Xamar [Murusade]

3. Ayaan Cabdi Maxamed – Agaasimaah Canshuuraha   [Murusade]

- Advertisement -

4. Maxamed Macalin Dhicisow – Aagaasimaha Gaadiidka iyo Ganaaxyada [Xawaadle]

5. C/raxmaan Muxyadiin Maxamed – Agaasimaha Suuqyada iyo Iibinta Xoolaha [Abgaal / Warsangeli]

6.C/raxmaan Cismaan Ibraahim – Agaasimaha Miisaaniyadda [Reer Aw-Xasan]

7. Xuseen Axmed Culusow – Aagaasimaha Adeegga & Khidmadaha [Saruur]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON