Friday, March 21, 2025

AKHRISO: Magacyada 10-ka Arday ee ugu sareysa Imtixaanka Dowladda & In ku dhow 7-kun oo hartay..

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay 10-ka Arday ee ugu sareeyay imtixaanka Dugsiyada Sare ee Shahaadiga ee sanadkna 2018-2019.

10-ka arday ee ugu sareeya imtixaanka ayaa waxaa ka mida gabar gashay, kaalinta labaad, iyadoo uu ku jiro arday imtixaanka ka galay magaalada Cadaaddo ee Gobolka Galgaduud, waxaase xusid mudan in imtixaanka oo ay u fariisteen arday gaareysa 29,434, ay hareen kuna dhaceen imtixaanka 6935 arday oo ka dhigan 23%..

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA WASAARADDA WAXBARASHADA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON