Saturday, June 21, 2025

Akhriso: Liiska Magacyada Musharaxiinta u tartamaya Kursiga Baarlamaan ee Beesha Cabdalla Sacad

Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socda diiwaan gelinta musharixiinta kuraasta ugu adag ee yaalla magaaladaasi oo maanta shahaadada musharaxnimo la guddoomnsiyey.

Kursiga HOP038 ee beesha Sacad / Cabdalle oo ka mid kuraasta Berri doorashadoodu ka dhaceyso Gaalkacyo, waxaa hore ugu fadhiyey Axmed Macallin Fiqi oo ka haray inuu mar kale kursigaasi u tartamo.

Waxaaa maanta qaatay shahaadada Musharxinimada ee kursiga HOp038 shan Musharax oo ku tartami doona kursigan, kuwaaas oo kala ah:.

Ad

1- Musharax Cabdisalaan Xaaji Axmed Liibaan (Ambassador Dhabancad)

2- Musharax Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe)

3- Musharax Aadan Warsame Cilmi

- Advertisement -

4- Musharax Maxamed Cabdi Faarax

5- Musharax Siciid Daahir Sheekh Maxamed

Kursigan ayaa ka mida kuraasta laga furfuray Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ee Beesha iska leh ay ku adkeysatay in si furan loogu tartamayo, taasoo u yeeshay xiiso gaara iyo loolan u dhaxeeya musharixiin badan.

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON