Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra’iisal wasaaraha cusub.
Golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ka dhex muuqda qaar ka mida wasiiradii hore iyo wejiyo cusub. Waxaa xilalkooda banneeyay wasiiro u dhowaan Madaweynaha, halka qaar kale ay kusoo laabteen xilalkoodii.
Hoos ka akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub
Ad





Warar Xul ah