Saturday, April 19, 2025

AKHRISO: Dowladaha Islaamiga & Saacadaha laga Soomo [Dalka ugu yar saacadaha la soomo & kan ugu badan Dunida]

Soomaaliya ayaa ka mida dalalka Islaamiga ee laga soomo Bishan Ramadaan Saacadaha ug yar, iyadoo kaalinta labaad ka gashay dalalka laga soomo saacadaha ugu yar.

Jasiiradaha Komoro ee ku yaalla Badweynta India ayaa noqday dalka islaamk ah ee laga soomo sanadkan saacadaha ugu yar, waxaana jasiiradaasi laga soomaa 12saac & 37 daqiiqo, Soomaaliya oo kaalinta labaad ku jirta ayaa iyada laga soomaa maalinta Ramadaan 13 saac & 27 daqiiqo, halka Aljeeriya oo ugu waqti dheer dalalka Islaamka maalintii laga soomo 15 saacadood iy 45 daqiiqo.

LIISKA SAACADAHA LAGA SOOMO DALALKA  ISLAAMKA HOOS KA AKHRISO:

Ad

Jasiiradaha Comoro = 12 saac: 37 daqiiqo

Somalia = 13 saac: 27 daqiiqo

Yeman = 14 saac: 7 daqiiqo

- Advertisement -

Sudan = 14 saac: 8 daqiiqo

Sacuudiga = 14 saac: 41 daqiiqo

Imaaraadka = 14 saac:41 daqiiqo

Baxreyn = 14 saac: 49 daqiiqo

- Advertisement -

Qadar  = 14 saac: 47 daqiiqo

Kuwait = 15 saac: 4 daqiiqo

Masar = 15 saac: 7 daqiiqo

Falastine = 15 saac: 15 daqiiqo

Jordan = 15 saac: 17 daqiiqo

Ciraaq = 15 saac: 24 daqiiqo

Maroco = 15 saac: 25 daqiiqo

Suuriya = 15 saac: 25 daqiiqo

Lubnan = 15 saac: 27 daqiiqo

Libya = 15 saac: 31 daqiiqo

Tunisia = 15 saac: 45 daqiiqo

Algeria = 15 saac: 45 daqiiqo

Marka la eego dunida oo dhan dalalka saacadaha ugu badan maalinta ah ee la soomo waxaa ugu horeeya dalka Canada oo Soonku soconayo in ku dhow 19 saacadood iyo 57 daqiiqo iyo dalka Iceland oo  la soomayo 19 saac iyo 22 daqiiqo, halka Norway laga soomayo 18 saacadood iyo Sweden oo ah 18 saac iyo 56 daqiiqo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON