Wednesday, February 19, 2025

Akhriso: 13-ka Arday ee Kaalimaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 8-aad ee G/Banadir (Gabar ugu horeysa)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2020/2021.

Imtixaanka fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka qeyb galay arday ku dhow 26-kun oo qof, waxaana kaalinta koowaad galay gabar lagu magacaabo Sundus Bashiir C/llaahi oo dhigata Dugsiga Mima One, iyadoo la timid dhibco celcelis ahaan dhan 95.14%.

Waxaa kaalinta labaad wada galay Usaama Axmed Cali iyo Hafsa C/qaadir Jaamac oo kala dhigta dugsiyada SYL Gubta iyo Taysiir, waxayna la yimaadeen dhinco gaaraya 94.57%, halka uu kaalinta saddexaad galay C/fataax Xasan Maxamed oo dhigta Dugsiga Al-Birri, isagoo keenay 94.43%.

Ad

13 arday ayaa galay kaalimaha 1-aad iyo 10-aad, waxaana ka dhex muuqda gabdhaha oo ah lix kala mida ama kala bar sigay, taasoo muujineysa inay heerka gabdhaha ee waxbarashadu aad u sareyso.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON