Saturday, April 19, 2025

Agaasime Sanbaloolshe oo shaaciyay Qorshaha Howlgalka NISA ee ka socda Muqdisho

Agaasimaha Hay’adda NISA ee Nabadsugidda iy Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) aya ka war bixiyay Qorshaha howgalka NISA ee ka socda Muqdisho.

Sanbaloolshe oo warbixin maanta ka jeediyay Shirkii Golaha Wasiirada ayaa sheegay inuu bilowday howlgal lagu sugayo ammaanka magaalada Muqdisho oo la magac baxay “NABAD KU SOON, NABAD KU AFUR”.

Wuxuu intaas ku daray intii howgalka socday in horumar laga gaaray dhinaca ammaanka, iyadoo howlgalka ay ku dhinteen 7 qof, lana qabtay 2 qof oo doonayay inay qarxiyaan.

Ad

Agaasimaha NISA wuxuu caddeeyay in dhammaan jidadka soo gala magaalada Muqdisho oo gaaraya 12 wado gebi ahaantood la xiray, ciidamada ammaanka ay howlgallo joogto ah ka wadaan caasimadda.

Goobjooge

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON