Monday, November 11, 2024

Agaasime 20 Maalmood lagu eryay iyo Mid cusub oo loo magacaabay Waaxda Canshuuraha..

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa Agaasime cusub u magacaabay Waaxda Canshuuraha Berriga Wasaaradda, iyadoo meesha laga saaray mas’uul dhowaan loo magacabaay.

Cabdillaahi Nuur Maxamed Shirbow ayaa loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Berriga Wasaaradda maaliyadda, iyadoo xilkan laga qaaday C/naasir C/llaahi oo 20 maalmood magacwaa, markii uu soo magacaabay Wasiirkii hore Cilmi Maxamud Nuur.

Cabdillaahi Nuur Max’ed Shirbow ayaa ka ka tirsanaa Hay’adda Nabadsugida ee NISA, waxayna isku heyb yihiin Agaasimihii hore Muxiyadiin Saabey oo kiis musuq ah lagu soo eedeeyay, kana baxsaday caasimadda Muqdisho.

Ad

Magacaabista iyo xil ka qaadista agaasimeyaasha Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xowli ku socday intii ay jirtay xukuumadda Cadi Cabdi Barre.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON