Sunday, April 27, 2025

Agaasimaha Hay’adda NISA Jen. Bashiir Goobe oo magacaabay Taliyaha NISA ee G/Banaadir

Agaasimaha Hay’adda NISA ee uu magacaabay Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble Jen. Bashiir Maxamed jaamac ayaa qaadatay tallaabadii ugu horeysay, isagoo xil ka qaadis sameeyay.

Gen. Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa xilkii ka qaaday Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Banaadir, isgoo xilkaasi u magacaabay Gaashaanlle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac), wuxuuna faray dhammaan agaasinada Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonk Qaranka inuu ka guto mid walba waajibaadka kaga aadan.

Wareegtada magacaabidda ayaa soo baxday maanta oo ah 15-ka September 2021, waxayna timid xilli uu khilaaf ka taagan yahay agaasinka NISA, isla markaan aanu weli xilka la wareegin Jeneraalka magacaabida sameeyay ee Bashiir Goobe.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON