Saturday, May 17, 2025

Afhayeenkii Alshabaab Sheekh Cali Dheere ee la sheegay in la dilay oo farriin Cod soo duubay [Dhageyso]

Afhayeenka sare ee Xarakada Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa soo diray farriin cod ah, isagoo ka hadlaya weerarkii shalay.

Farriinta Sheekh Cali Dheere oo ay baahiyeen warbaahinta taageerta Alshabaab ayuu uga hadlay arrimo badan, isagoo meesha ka saaray wararka sheegaya in la dilay oo muddooyinka danbe la hadal hayay.

Wuxuu ka hadlayaa Sheekh Cali Dheere dagaalkii shalay ka dhacay agagaarka Buulomareer, taasoo mar kale muujineysa in Sheekha uu nool yahay isla markaana wararkii dhowaanahan la waday ay beenoobeen.

Ad

Weerarkii Buulomareer ayuu sheegay in lagu ilay 39 askari oo ciidamada Alshabaab ay dul istaageen meydadkooda, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay qasaaraha dagaalkaasi kasoo gaaray ciidamada AMISOM.

DHAGEYSO FARRIINTA SHEEKH CALI DHEERE

- Advertisement -

Goobjooge

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON