Saturday, January 25, 2025

Afhayeen cusub oo loo magacaabay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha & Xukuumadda Somaliya

Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in Afhayeen cusub loo magcaabay xukuumadda Soomaaliya kadib markii xilkaasi laga qaaday afhayeenkii hore C/salaam Caato oo muddooyinkii dambe howlgab ahaa.

Afhayeenka cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa loo magacaabay wiil uu dhalay  Allaha u naxariistee Ruugcadaagii saxaafadeed ee Cabdi Xaaji Goobdoon, waxaana afhayeenka oo ah nin aad u da’ yar lagu magacaabaa C/casiis Cabdi Xaaji Goobdoon.

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa isaga danbeeyay afhayeeno dhowr ah, waxaana sii yaraaneysa ahmiyada xilkani leeyahay kadib markii uu ka tegay Weriye Ridwaan Xaaji C/weli.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON