Thursday, April 24, 2025

Abwaan Caan ah oo xaalad caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga & Madaxweyne Farmaajo oo bixiyey Kharashka

Abwaanka caanka ah ee Soomaaliyeed C/llaahi Xersi Baarleex ayaa saaka u duulay dalka Turkiga oo caafimaadkiisa lagula tacaali doono, kadib markii uu in muddo ah ku xanuunsayeya magaalada Hargeysa.

Abwaan Baarleex ayaa Muqdisho u yimid si xaaladiisa caafimaad wax looga qabto, waxaana markii danbe suuragashay in saaka loo qaado Isbitaal ku yaalo dalka Turkiga si loogu soo Daaweeyo, iyadoo uu kharashka bixinayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Saraakiil u hadashay Xafiiska Madaxweymaha Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay inay ka warqabi doonaan Abwaan Baarleex inta uu ku sugan Dalka Turkiga, waxaana garoonka ku sagootiyay xubno ka tirsan Madaxtooyada iyo wasaaradda warfaafinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON