Saturday, March 22, 2025

Aabaha dhalay laacibka reer Qatar ee Akram Hassan Afif oo ka hadlay Guusha wiilkiisa [Dhageyso]

Aabaha dhalay Laacibka dalka Qatar ee Akram Cafiif oo qeyb weyn ka qaatay guushii xulka dalkaasi ee koobka Aisa ayaa faahfaahin ka bixiyey taariikhdiisa iyo guusha uu gaaray wilkiisa.

Akram ayaa suurageliyey in Xulka kubadda cagta dalka Qatar ay markii ugu horreysay ku guuleystaan Koobka Qaramada Asia kaddib marki ay 3-1 uga badiyeen dhiggooda Japan oo ay isugu soo hareen ciyaartii fiinaalka, waxaana wacdaro ka muujiyey Akram Cafiif.

Ciyaarti finalka oo ka dhacday magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Imaaraadka Carabta ayaa waxaa si weyn uga dhexmuuqday Akram Afif oo laba ka mid ah goolasha keenay, kan saddexaadna isagu dhaliyey. Akram waxaa dhalay Hassan Afif Yahya oo ka mid ahaa ciyaartooydii xulka Qaranka Soomaaliya u soo ciyaaray inta u dhaxeysay 1972-ki ilaa 1980-ki.

Ad

Wuxuu sheegay in Akram uu ku dhashay dalka Qatar sanadkii 1996-kii kadib markii ay Soomaaliya kasoo qaxeen, Af-Soomaaligana aanu si aad ah u aqoonin.

Dhageyso wareysiha VOA ee Xasan Cafiif.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON