Monday, March 24, 2025

23-kun Arday oo maanta u fariistay imtixaanka dowladda ee Shahaadiga Dugsiyada Sare

Imitixaanka mideysan ee shahaadiga dugsiyada sare ayaa maanta ka bilowday Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya.

Imtixaankan oo ay qaado dowladda Federaalka waxaa sanad-dugsiyeedkan ka qeyb galaya  ardey gaareysa 23,000, waxayna Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya sheegtay inay u qeybsan yihiin:

Xarumaha imtixaanku ka dhici doono waxay kala yihiin:

Ad

1-  Gobalka Banaadir 56 Xarumood.
2 – Beledweyne 5 Xarun.
3 – Baydhaba 3 Xarun.
4 – Cadaado 2 Xarun.
5 – Galkacyo 2 Xarun.
6 – Afgooye 1 Xarun.
7 – Kismaayo 1 Xarun.
8 – Cabudwaaq 1 Xarun.
9 – Jowhar 1 Xarun.
10- Guriceel 1Xarun.
11- Buulo Burde 1 Xarun
12- Dhuusomareeeb 1 Xarun
13- Balcad 1 Xarun.

Ammaanka waxaa gacan ka geysanaya ciidamada Booliska iyo maamul goboleedyada.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON