Gudoomiyaha Golaha Wakiilada  Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa goor dhoweyd  magacaabay 4tii xubnood ee laga sugayy inay ka mid noqdaan Guddiha Guddiga Doorashooyinka Puntland.
AKHRI XUBNAHA UU MAGACAABAY C/WELI GAAS
Guddigan oo muddo dheer la sugayay ayaa fure u ah in Puntland ka guurto nidaamka beeleed, inkastoo degaanada maamulkaasi lagu degan yahay qaab beeleed, lana furo xisbiyo siyaasadeed.
Ad
Goobjooge.com
Warar Xul ah