Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa degmooyinka Gobolka Banaadir ka wada olole lagu uruurinayo markii ugu horeysay canshuurta Guryaha la degan yahay, waxaana mudooyinkii danbe la arkayay ciidamada ilaalada degaanka ee Minishiibiyada oo hubeysan, ciidamo kale iyo guddiyada degmooyinka oo wareegaya xaafadaha degmooyinka isla markaana ururinaya dadka aan bixin canshuurta. Degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynley ayay ka … Continue reading KASHIFAAD: Shirkad gaara oo canshuur qaadis ka wada Guryaha Muqdisho & fadeexad ka jirta khidmada la qaadayo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed