Saturday, April 26, 2025

Cumar C/rashiid oo ku dhawaaqay inuu hakaday Shirkii Madasha Qaran & Madaxdii Soomaalida oo ka dhoofay Kismaayo

Ra’iissalwasaarada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa saxaafada kula hadlay Guriga Martida ee Magaalada Kismaayo, wuxuuna shaaca ka qaadya in shirkii Madasha Qaran ee ka furmay Magaalada Kismaayo 14-kii Janaayo uu hakad galay, isla markaana uu jiri doono Shir kale oo si dhaqso ah la iskugu iman doono, isagoo aan waqti iyo goob midna sheegin.

Ra’iisal wasaaraha oo ay ka muuqatay inuu degdegsan yahay, xaalkiisuna deganeyn ayaa sheegay inay meel wanaagsan la isla soo gaaray, inta yar ee la kala maqnaan doonana lagu dhameyn doono inta harsan.

Wuxuu intaas ku daray in dowladda federaalka ay dib ka soo sheegi doono goorta shirka dambe iyo meesha lagu qabanayo. Dhinaca kale waxaa magaalada Kismaayo ka dhoofay dhammaan madaxdii dowladda Federaalka iyo maamulada dalka.

Ad

DHAGEYSO CODKA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON