Saturday, November 9, 2024

Maamulka Jubba oo dowladda Somaliya ku qabsaday heshiiskii Shidaal baarista (Akhri Fadeexada qoraal loo diray Shirkadda Spectrum)

Maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowlada Soomaaliya ku qabsaday heshiis baaris shidaal ah oo ay la gashay shirkadda Spectrum, waxaana qoraal uu diray nin sheegtay inuu yahay kusimaha wakaalada Shidaalka Jubbaland oo lagu magacaabo Cabdi A. Rage lagu sheegay in heshiiskaasi uu xadgudub ku yahay dastuurka.

Qoraalka oo bishan 24-keedii soo baxay ayaa maamulka Jubbaland u diray shirkadda Spectrum madaxa u qaabilsan Afrika iyadoo lagu sheegay in heshiiskaas ahaa sharci darro.

Qoraalka waxaa ku cad in ogeysiin ahaan loogu diray Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’isul Wasaare Cumar, Madaxweynaha Jubbaland, Wasaaradda Petrolka Soomaaliya, Shirkadda Specturm , Shirkadda BGP, inkastoo aanay caddeyn arrintan.

Ad

Fadeexadaha federaalka ayaa noqday kuwo joogto ah, iyadoo maamul kasta uu doonayo inuu u dhaqmo sida dowlad buuxda oo kale, waxayna arrintan salka ku heysaa hab dhaqanka Puntland ee ah inay dowlada Federaalka isla sinto.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

 

- Advertisement -

 

jubaland1 jubaland2

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON