Monday, February 10, 2025

Dhageyso Xildhibaan Sanyare: “Qorshaheenu waa inaan dhisno maamul ka madax banaan Koonfur Galbeed”

Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Beesha Ogaadeen ayaa olole cusub ka wada degaanada Yeed, Ceelbarde iyo Aato, iyadoo sheegay inay hakaasi ka dhisayaan maamul ka madax bannaan oo ka barbar dhisan maamulka Koofur Galbeed ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xildhibaan C/ladiif Aadan Sanyare oo ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dooday in maamulka cusub ee ay ololaha ugu jiraan inay ka dhisaan degaanadaas ka tirsan Gobolka Bakool ee xuduudka ku yaala uu hoos tegi doono Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumada Soomaaliya.

Dadka ololahan muddo soo waday ee haddana hormuudka u ah waxaa ka mida:

Ad
  • Xildhibaann Sanyare
  • Xildhibaan Axmed Aabbi Aadan
  • XIldhibaan C/wahaab Khaliif
  • Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane
  • iyo xubno kale

Maamulka Koofur Galbeed ayaa beeniyay in dadka degaankaa ka soo jeeda aysan ku jirin Koofur Galbeed, isagoo caddeeyay in odayaasha  dhaqanka degaanadaasi ay Baydhaba ku sugan yihiin.

DHAGEYO XILDHIBAAN SANYARE OO KA HADLAYA ARRINTA MAAMULKA CUSUB

 

- Advertisement -

DHAGEYSO XILDHIBAAN SANYARE OO DIFAACAYA MAAMULKA JUBBA MARKII CABASHADA LAGA KEENAY BAARLAMAANKII UU DHISAY AXMED MADOOBE

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON