103 Xildhibaan oo War Cusub kasoo saaray Xaaladda Baarlamaanka & Mooshinka Jawaari [Akhriso War-murtiyeed]

0

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay inay tiradoodu gaareyso 103 ayaa War-Murtiyeed ka kooban 3 Qodob iyo Talo soo jeedin kasoo saaray xaaladda baarlamaanka iyo xiisada ka dhalatay Mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka.

Xildhibaannadan  oo a kuwa taageersan Guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa sheegay inay bilaabeen kulamo ay la yeelanayaan madaxda dowladda sida Madaxweynaha, Guddoonka Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha, waxayna ugu baaqeen xukuumadda inay howlaheeda dib ugu laabato.

AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Image may contain: text

Image may contain: text